Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha K/galbeed oo hoyga Muqdisho uu ka deganyahay ku soo dhaweeyey madaxweynaha Puntland

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/galbeed oo hoyga Muqdisho uu ka deganyahay ku soo dhaweeyey madaxweynaha Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo howla shaqo ujooga Magaalada muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Dani oo Booqasho iyo Salaan ugu yimid.

Masuuliyiinta ayaa qaatay kulan ku saabsanaa isxog wareysi iyo kala warqaadasho Arrimaha Siyaasadda Dalka, Doorka labada Dowlad goboleed ay ka qaadanayaan Geedi socodka Dowladnimada Dalkeena,ka shaqeynta Amniga,Hormarinta Dhaqaalaha,la dagaalanka Argigixisada iyo Horumarinta Bulshada.

Related posts

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

July 22, 2026
Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

July 22, 2026

Kulanka ayaa sido kale Labada Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Dani iyo Abdicasiis Xasan Maxamed lafta gareen kaga hadleen Wanaajinta iyo iskaashiga labada maamul ee Puntland iyo Koonfur Galbeed iyo Dadaallada lagu Dardargelinayo Hannaanka Dowladeed.

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen ayaa Uga Mahadceliyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Dani Booqashada ugu Yimid. Kulanka ayaa sido kale waxaa qeyb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye guud Mahad Abdiraxmaan Aadan, Taliyaha Ciidanka Booliska, Siihayaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo Hay’adaha ammaanka faray in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo kiisaskii ka dhacay Kismaayo+SAWIRRO

Next Post

Qaban qaabada aaska guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland marxuum Shaafi oo ka socta Kismaayo

Next Post
Qaban qaabada aaska guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland marxuum Shaafi oo ka socta Kismaayo

Qaban qaabada aaska guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland marxuum Shaafi oo ka socta Kismaayo

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

Shir Madaxeedka 25-aad ee Aan Caadiga Ahayn ee Midowga Afrika oo lagu qabtay dalka Ghana

July 22, 2026
0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ku matalayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo olole doorasho ku qabtay Degmada Caabudwaq

July 22, 2026
0

Waxaa Degmada Caabudwaq ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Koonfurta Kuuriya

July 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

Danjire Cabdullaahi oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenino

July 22, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr Cabdullaahi Maxamed Odowaa, sidoo kalena ah Safiirka aan daganeyn ee Dalalka Sri...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In