Duqa Muqdisho oo soo dhaweeyay ansixinta Mataaladda gobolka Banaadir ee Aqalka sare
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Filish” ayaa uga mahad celiyay guddoonka iyo Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xaqiijinta Mataaladda siyaasadeed ee Gobolka Banaadir,...
Read more