Drought-proofing Somalia’s rangelands
Across Somalia, climate change is altering the seasons, worsening natural disasters and extreme weather events. In 2017, after the rains failed for three seasons in a row, a severe drought...
Read moreAcross Somalia, climate change is altering the seasons, worsening natural disasters and extreme weather events. In 2017, after the rains failed for three seasons in a row, a severe drought...
Read moreClimate change is having a profound impact across Somalia. More frequent droughts and flash-flooding bring soil erosion, crop failure and livestock deaths in a land where over 2/3 of the...
Read moreRa’isul Wasaaraha Xukuumadda oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada oo ay ku wehliyeen madaxweynayaasha Seralione...
Read moreMadaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka ka dib war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiisa. Maamulka Jubaland...
Read moreC/risaaq Maxamed Cismaan ayaa heley 59 cod halka qofkii la tartamayay oo aheyd Xaliima Jaamac Maxamed ayaa heshay 12 cod, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha wakiilada Jubaland, Cabdi Maxamed...
Read moreCabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa noqday senatarkii labaad oo ka mid noqda baarlamaanka Soomaaliya isagoo heley 71 cod ka dib markii uu u tanaasuley murashaxii la tartamayay oo ahaa Axmed...
Read moreIlyaas Badal Gaboose ayaa noqday senatarkii ugu horeeyay oo la doorta isagoo heley 55 cod halka murashaxa la tartamayay Maxmaed Axmed Sayid uu heley 17 cod, sida uu ku dhawaaqay...
Read moreMagaalada Kismaayo ee Jubaland, waxaa ka socota qaban qaabada doorashada affartii xubnood ee ugu horeysay aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Xubnaha baarlamaanka maamulka Jubaland ayaa dhageysan doono hadal jeedinta xubnaha...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cismaan Abuukar Dubbe waxa uu ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Aadan Cali Xasan oo ku geeriyooday degmadda Kaxda ee...
Read moreCiidanka Xoogga Dalka soomaliya ee ka hawl gala dagmada Buulo-burte ayaa saaka howlgal qorsheysan waxay ku qaadeen deegaanka Afcad oo hoos yimada degmadaas oo ay ku dhuumaaleystaan argagaxisada Alshabab. Ciidanka...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho