Hey’adda caafimaadka u qaabilsan QM ee WHO ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ku wareejisay qalab lagu baarayo cudurka COVID-19, qalabkaas lacagta lagu soo gaday, waxaa ku deeqday safaaradda Talyaaniga ee...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay wajigii 3-aad ee dhismaha waddada Janaraal Daa’uud oo dhaxmarta degmooyinka Boondheere iyo Warta...
Read moreCiidamada Dawladda Soomaaliya ayaa kala dhex galay Labo Malleeshiyo Beeleed oo ku dagaallamay degaanka Balli-cad oo dhaca xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Xildhibaanno iyo Wasiirro...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose, Ibraahim Aadan Cali ayaa sheeegay in lagu tallaabsaday guullo hor dhac ah ka dib markii la kala qaaday kooxihii ku dagaalamaayey halkaasi. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose,...
Read moreTirada dadka Soomaaliyeed ee u dhimanaya xanuunka COVID-19 ayaa sii kordhaysa, iyadoo 24 saac ee la soo dhaafay ilaa sadex qof u geeriyoodeen cudurka. Shalay, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday...
Read moreWarka saaka waxaa akhriyay Wariyaheena, Mowliid Maxamed Sabriye.
Read moreTirada dhimashada cudurka COVID-19 ee dalka Mareykanka ayaa sii dhaafaysa 5,000 oo ruux, xilli dadka uu ku dhacay xanuunkan guud ahaan caalamka ku dhow dahay hal milyan. 24 saac uu...
Read moreWasiirka Wasaaradda qorsheynta maalgashiga iyo xiriirka caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Ismaaciil Maxamed Nuur (Cirfiid) ayaa sheegay in ay wadaan qorsha ballaaran oo looga hortagayo Cudurka Coronavirus. Wasiirka oo...
Read moreSaraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Baardheere, ee gobolka Gedo, ayaa saaka meel fagaare ah ku gubay qaad si dhuumaaleysi ah lagu soo geliyay degmadaas. Xidigle, Daa'uud Hafow...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho