Israel oo qorsheyneysa in hawlgallo dheeraad ah ay ka fuliso Daanta Galbeed
Milatariga iyo sirdoonka Israa’iil ayaa sheegay in howlgal xiriir ah laga fulin doono Jenin iyadoo Israa’iil ay wajaheyso dagaal fool-ka-fool ah oo hadda u wareegay Daanta Galbeed ee la haysto....
Read more









