Daahir Shire”Waxaan horumar weyn ka sameynay sahminta shidaalka, dhawaanna waxaad maqli doontaan war farxad leh”
Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta XFS Daahir Shire oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa qiray in ay jiraan siyaasad cad oo Dowladda Soomaaliya ay ka leedahay barnaamijka shidaal qodista dalka...
Read more











