Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga oo ka shaqeyneysa sidii Jaaliyaadda ku nool dalkaas deganaansho ku heli lahaayeen
Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Ankara ayaa bilihii lasoo dhaafay ku mashquulsanayd xal u helitaanka sharciga deganaanshaha qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga. Danjire Faxtudiin Cali...
Read more











