Dowladda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gashay dalka Masar
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee Dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Cali Cabdi Awaare ayaa ka qayb galay kulanka meertada 164-aad ee Ururka Jaamacadda Carabta, heerkiisa Wasiirrada...
Read more











