Saraakiisha Xooga oo kulan dhiirigalin ah la qaatay ciidanka deegaanka ee Hiiraan
Taliyaha Ciidanka Guutada 5-aad ee qaybta 27-aad Korneyl Maxamuud Xasan Ibrahim Bakaay ayaa kulan dhiirigalin ah la qaatay ciidanka deegaanka ee dagaalka kula jira kooxaha khawaarijta. Taliyaha ayaa la hadlay...
Read more










