Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ciraaq

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ciraaq

Ali Ahmed by Ali Ahmed
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ciraaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi Amiir Kaamil Al-shamari oo booqasho rasmi ah ku jooga Caasimadda Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ku aaddan la dagallaanka argagaxisada, xasillinta, dib u heshiisiinta, dimoqoraadiyadeynta , maamul daadajinta iyo guud ahaan iskaashiga labada dhinac ee Soomaaliya iyo Ciraaq.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Kulankan oo uu ku wehliyey Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha XFS mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Amiir, Guddoomiyaha Hay’adda SODMA mudane Maxamuud Macallin iyo Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Ridwaan Xersi Maxmed.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Mongolia oo la kulantay Wasiirrro ka tirsan xukuumadda dalkaasi

Next Post

Wasiirka Shaqada XFS Yuusuf Maxamed Aadan “Dowladda Soomaaliya waxay markasta ka shaqeyneysaa sidii tayada shaqaalaha rayidka ah loo kordhin lahaa”.

Next Post
Wasiirka Shaqada XFS Yuusuf Maxamed Aadan “Dowladda Soomaaliya waxay markasta ka shaqeyneysaa sidii tayada shaqaalaha rayidka ah loo kordhin lahaa”.

Wasiirka Shaqada XFS Yuusuf Maxamed Aadan "Dowladda Soomaaliya waxay markasta ka shaqeyneysaa sidii tayada shaqaalaha rayidka ah loo kordhin lahaa".

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In