Wasiir Khadiijo Al-makhzoumi”Dadka Soomaaliyeed waa inay xil iska saaraan ilaalinta deegaanka”
Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS Qadiijo Maxamed Al-Makhzumi ayaa habeenimadii xalay Magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlaayey waxqabadka Wasaaradda ee labadii Sano ee la soo dhaafay....
Read more








