Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirk Maaliyadda Maaliyadda XFS oo shir muhiim ah laqaatay Madaxda Dalalka Yurub.

Ali Ahmed by Ali Ahmed
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirk Maaliyadda Maaliyadda XFS oo shir muhiim ah laqaatay Madaxda Dalalka Yurub.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
๐–๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ ๐ญ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐Ÿ๐๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š:
ย 
Isaga oo ka qeyb galaya shirarka loo dhan yahay ee Sanad laha IMF iyo Bangiga Adduunka ee 2024, ayuu Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa uu kulamo doceedyo miro-dhal ah la yeeshay masuuliyiin ka socotay Dalalka Qaaradda Yurub ee qeybta ka ah geeddiga Soomaaliya ee horumarinta dhaqaalaha, dhammaan kulamadaas ayaa salka ku haya horumarinta Dhaqaalaha guud iyo dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya.
ย 
๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐”๐Š
ย 
Wasiirka Maaliyadda XFS iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa wada-xaajiod midho-dhal ah Washington ku la yeeshay ๐Œ๐ซ. ๐๐ข๐œ๐ค ๐ƒ๐ฒ๐ž๐ซ oo ka socda Wasaaradda Arimaha Debedda iyo Horumarinta ee Dawladda UK.
ย 
Kukanka ayaa diiradda lagu saaray sidii ay Dowladda UK u kordhin lahaayeen taageerada ay siiyaan Dowladda Soomalaiya, taas oo qeyb ka qaadanaysa dar-dar galinta qorshayaasha horumarineed ee dib-u-habaynta hanaanka dhaqaalaha guud ee Soomaaliya.
ย 
๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐จ๐ซ๐ฐ๐š๐ฒ
ย 
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiimad gaar ah lahaa la qaatay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Norway haweenayda lagu magacaabo ๐€๐ง๐ง๐ž ๐๐ž๐š๐ญ๐ก๐ž iyo masuuliyiintii la scotay.
ย 
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay Dowladda Norway kaalintii ay ka qaadatay in Soomaaliya ay ka baxdo dalalka loo yaqaano โ€˜kuwa ay la dageen Qaamahaโ€™ (๐‡๐ˆ๐๐‚) taas oo Dowladda Soomaaliya Masiib wanaag ay ka baxday dabayaaqadii 2023-kii.
ย 
๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐ฐ๐ž๐๐ž๐ง
ย 
Kulankan oo ka mid ahaa kulamo doceedyada Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige aey la yeesheen Wafdigii ka socday Dowladda Sweden, gaar ahaan gabadha lagu magacaabo ๐ƒ๐ข๐š๐ง๐š ๐‰๐š๐ง๐ฌ๐ž oo ah madaxa xafiiska horumarinta Siyaasadda iyo Diblumaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Sweden, wadahadalka labada dhinac waxaa ugu muhiimsanaa maalgalinta arrimaha isbadalka cimilada oo saameyn ku yeeshay dhaqaalaha dunida oo Soomaaliya na ay qeyb ka tahay.
ย 
๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง
ย 
Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixinaya kulankii uu la qaatay Wafdiga Dowladda Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ ayaa yiri โ€œWaxa fursad ii ahayd in aan la kulmo ๐Œ๐ฌ. ๐๐š๐ฎ๐ฅ๐š ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ก๐ž oo ah Xoghayaha Guud ee Maamulka Lacagta iyo Maaliyadda Caalamiga ah ee Wasaaradda Maaliyadda Spain, iyada oo la gu jiro shirarka sanadlaha ah ee Bangiga iyo IMF.
ย 
Waxa aan falanqaynay geeddigii dayn-cafinta Soomaaliya iyo dadaalada aan haatan wadno ee dib-u-habaynta Maaliyadda oo Dowladda Spain ay door muuqdo ku laheyd.
ย 
๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ž๐ง๐ฆ๐š๐ซ๐ค
ย 
Wasiirka Maaliyadda ayaa kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socday Dowladda Denmark oo ay hoggaaminaysay ๐Œ๐ฌ. ๐‹๐จ๐ญ๐ญ๐ž ๐Œ๐š๐œ๐ก๐จ๐ง oo ah Xoghaya Horumarinta Siyaasadda Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Denmark, wadahalaka oo ku qotomay xiriirka labada dal ka sukoow waxaa la falanqeeyay doorkii Dowladda Denmark ay kulaheyd hannaankii deyn cafinta iyo wadamada ku bahoobay Naadiga Paris.
ย 
Dhammaam kulamadaas ay yeesheen Wafdiga Dowladda Soomaaliya ee Shirka Washington DC ayaa ku soo idlaaday natiijo horumar u ah Maaliyadda iyo dhaqaalaha guud ee Soomaaliya.
Previous Post

Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga oo soo gaaray Muqqdisho.

Next Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose

Next Post
Madaxweynaha K/Galbeed oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose

Madaxweynaha K/Galbeed oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In