Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in lagu muujiyo kaalinta saxafiga iyo xaqa ...
Read moreMaanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in lagu muujiyo kaalinta saxafiga iyo xaqa ...
Read moreWasaaradda Ganacsiga ee Dala Tyrkiye ataa soo saartay bayaan lagu sheegay in Turkigu ay hakiyeen dhammaan badeecooyinka dhanka ganacsiga ee ay la lahaayeen Israel,sababo lagu tilmaamay duullaanka ay ku hayso...
Read moreMaxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo horay u geystay falal dil ah oo ka dhacay Galmnudug. Dilkaan oo ahaa mid qisaas ah...
Read moreMadaxda Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedyo ka socda deegaanno hoostaga maamulka Koofur Galbeed. Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha XFS Saadaad Caliyow oo ka...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Lataliyaha Hay’adda ee...
Read moreQaar kamid ah Qurbo-joogtaan oo ka kala socday mareykanka iyo Kanada ayaa Magaalada Boston ku qabtay shir socday muddo afar cisho ah oo looga hadlaayey dagaal sokeeye oo ka dhacay...
Read moreUmad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin munaasabado iyo xaflado qiimo gal ah oo lagu soo bandhigo taariikhda dhaxalka ah ee ay...
Read moreWasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib kolkii ciidamada Israel ay weerareen halkaasi. Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO)...
Read moreBoqolaal qoys oo ku dhaqan tuulada ganaweyne oo hoostagta deegaanka Ceel-Baraf ayaa helay deeq raashin ah oo ay soo gudbiyeen Hey’adda Sitra oo wakiil ka ah Dowladda Imaraadka Carabta. Bixinta...
Read moreHay’adda AL-Mahasin Foundation oo kaashanaysa Hay’adda gargaarka ee Boqor Salmaan ayaa maanta oo ah Maalintii labaad waxa ay Sakaatul Fidriga u qeybisay dadka naafada ah ee ku jira Isbitaalka Martiini...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho