Abaar ba’an oo ka jirta degaanno kamid ah koonfurta Soomaaliya
Abaar ba’an ayaa laga soo sheegayaa deegaannada Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Gedo, Baay iyo Bakool. Abaartan ayaa saameysay dadka iyo duunyada, waxaana ku xoola beelay boqolaal qof oo maalmihii...
Read more