Shir looga hadlayo Amniga oo lagu qabaty Dagmada Cabudwaaq
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Dahir Ciid ayaa Shir guddoomiyay Shirka Amniga Dagmada Cabudwaaq. Shirkaan oo ay ka so qaybgaleen maamulka Dagmada, Laamaha Amniga Dagmada, Garsoorka Dagmada...
Read more