Cabdi Ibraahim Warsame oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka
Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#196 ee golaha shacabka Baarlamaanka Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe. Hanashada kursigan oo ay ku loolamayeen...
Read more











