Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qaybgalay kulan looga hadlayay Sugida Amniga Degmada Wadajir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Degmada Wadajir kaga qayb galay kulan loga hadalayay Amniga iyo sidii loga hortagi lahaa waxyabaha Mukhaadaradka...
Read more











