Ciidamada kumaandooska Danab oo howlgallo ka fuliyay deegaanka Leego
Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaanka Leego, ee Gobolka Shabellada hoose, halkaas oo ay maleeshiyada Al-Shabaab dadka ku dhibaateynjireen. Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa burburinta goobo Argagixisada...
Read more











