Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo kula wareegay degaano dhowr ah
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad ayaa Maanta Howlgallo qorsheysan waxaa ay ka sameeyeen Deegaano hoostaga Degmada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool. Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka...
Read more











