Jubbaland oo Wafdi u dirtay degaano ay Abaar kajirto
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose. Socdaalka Wasiirka iyo wafdigiisa...
Read more











