Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo Ku biiritaanka Sharciyada Caalammiga ah ee La Dagaallanka...
Read more











