Maxkamadda ICJ oo laashay dalabkii Kenya
Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay in Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ay laashay dalabkii Kenya ee ahaa in dib loo dhigo dacwadda Badda ee kala...
Read moreRa’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay in Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ay laashay dalabkii Kenya ee ahaa in dib loo dhigo dacwadda Badda ee kala...
Read moreBritain waxaa la sheegayaa in ay dhowdahay inay gaarto hadafkii ay tiigsanay bartamaha bishan Febraayo, kaasi oo ah in xanuunka COVID 19, laga tallaalo 15 milyan oo ka mid ah...
Read moreWaxaa maalinnimadii Jimcaha, 12ka bisha Febraayo 2020 qabsoomay shir fogaan arag ah, kaas oo heerkiisu sarreeyo, waxaana shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane C/qaadir Maxamed Nuur. Shirka waxaa lagu falanqeeyey ...
Read moreWasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda ayaa sheegtay in barataanadii ugu danbeeyay ee la sameeyay shalay laga helay...
Read moreWarsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in Gaari argagixisadu ku soo rartay walxaha Qarxa nuuciisuna ahaa NOAH 3 albaab ah uu soo jiiray barta hubinta...
Read moreBaarlamaanka Midowga Yurub ayaa si weyn ugu codeeyay qaraar qabyo ah oo ku baaqayo in dalka Yaman laga saaro dhamaan ciidamada shisheeye si loo fududeeyo wadahadalka siyaasadeed ee u dhaxeeya...
Read moreMaamulka cusub ee madaxweyne Biden ayaa ku dhawaaaqay in ay billaabi doonaan in si tartiib tartiib ah ay Mareykanka u soo galaan kumannaan qof oo qaxooti ah, waasi oo hadda ...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan...
Read moreGolaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay taageerayaan maamulka cusub ee Liibiya, waxayna ku baaqeen in si buuxda loo dhaqan geliyo xabad joojintii horay loo gaaray. Golaha Amniga...
Read moreTaliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen.Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa kulan looga hadlayay kor uqaadista dhaqancelinta maxaabista la qaatay saraakiisha ciidanka, taliyeyaasha ciidanka asluubta, madaxda Hoggaanka,madax waaxeedyada, saarkiisha iyo ciidanka asluubta. Ujeedka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho