Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka: Agaasimayaasha guud waa Mashiinka Dowladdu ku dhaqaaqdo
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa sheegay in Agaasimayaasha guud ay yihiin keydka, Xasuusta, laf-dhabarta iyo Mashiinka Dowladdu ay ku dhaqaaqeyso. Mudane; Mahdi...
Read more










