Madaxweyne Farmaajo: “Horay abaal waan idiin galnay waadna guddeen, annagana waad noo gasheen waana gudi doonnaa.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood ahayd ee uu ku yimid magaalada Muqdisho kaddib martiqaad uu ka helay Madaxweyne...
Read more











