Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb gashay munaasabad lagu sagootinayay Madaxii Hay’adda WHO ee Soomaaliya
Munaasabad lagu sagootinayay madaxii Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO u qaabilsanaa Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya,wasiir kuxigeenka,Agaasimaha guud,dhaqaatiir iyo marti...
Read more











