Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil Midowga Yurub ka socotay +Sawirro
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley saraakiil ka socota howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Saraakiisha Midowga Yurub iyo wasiirka difaaca dalka...
Read more











