Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay Barnaaijka Waxbarashada dadka Waaweyn
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Daah furay Barnaaijka Waxbarashada dadka Waaweyn ee Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay ujeedka barnaaijkani in...
Read more











