Wasiirka Difaaca iyo mas’uuliyiin kale oo kormeerey Xerada Janaraal Dhaga-badan +Sawirro
Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaral Dhaga-badan, ayay kormeer howleed maanta ku tageen wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha ciidanka xoogga dalka, xoghayaha guddiga difaaca ee golaha shacabka iyo saraakiil kale. Qaar...
Read more