Wasiirka Maaliyadda XFS”Dhawaan waxaa si deg deg ah loo soo daabacaya lacag Shillin Soomaali ah”+Sawirro
Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo xafiiskiisa kula hadlayay warabaahinta ayaa ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda, wuxuuna shirkiisa jaraa’id uu diiradda ku saaray,qorshaha deyn cafinta,daabisita lacag cusub oo Shillin...
Read more