Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo shaaciyay xilliga doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya . Guddiga...
Read more