Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomalaiya oo Kampal ka furmaya
Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Yugandha ayaa maanta ka furmaya shir u dhexeeya hoggaamiyaasha Dowladaha ciidamadooda jooga Soomaaliya iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi...
Read more