Daawo Sawirro+Kulan diini ah ayna ka qeybgalayeen Culimo Soomaali ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Pretoria ee South Africa.
Kullan diimeedka 8 aad ee jaaliyada Soomaalida ee todobaadkaan ka socday magaalooyinka kala duwan ee dalka Koofur Africa gaar ahaan qeybtiisa Magaalada Pretoria ayaa habeenkii xalay ahaa lasoo gaba gabeeyay...
Read more