In la hindiso Telefishin oo sawir maqal iyo muuqaal ah loo diro xagga hawada ma aheyn wax cajiib ah ,marka loo eego dhegeysiga Idaacadaha iyo daawashada Aflaamta oo farsamo ahaan...
Read moreWararka Saaka aanu ka helayno Gobolka Barri ayaa kusoo waramaaya in Duqeymo diyaaradeed ay ka dhaceen sdeegaanohoos yimaada Magaala xebeedka Qandala e Gobolka Bari. Duqeymahaan ayaa lagu garaacay Xaruumo ay...
Read moreWasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira xubno Wasaaradda ka tirsan iyo Guddiga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa gaaray magaalada Johannesburg...
Read moreGuddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshey kulankoodi caadiga ahaa,iyadoo ajandaha uu qeyb ka ahaa dhaarinta Wasiirka cusub ee Difaaca Soomaaliy. Kulankaasi oo uu shir guddoominayay...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo wareysi siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay dadaalada lagu nabadeynayo deegaanada Galmudug,wuxuuna dhanka kale ka hadlay hadal maalmahaan la isla dhexmarayay oo ku...
Read moreMagaalada Bashifto ee wadanka Ethiopia waxaa ka furmay shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo looga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid tahay Wada shaqeynta,gaar ahaan ka hortaga Abaaraha iyo iskaashiga...
Read moreMunaasabada xuska maalinta Macalinka Somaaliyeed oo ku beegneed 21-ka November balse maanta lagu qabtay caasimadda Muqdisho islamarkaana ay ka qeybgaleen Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska ,xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamanka...
Read moreMadaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed kaas oo ka farcamay golaha Amniga Qaranka. Labada Madaxweyne ku...
Read morewaxaa maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir shabeelle Tababar mudo Toban Cesha ah socon doona loga furay qaar kamid ah Sarakiisha Ciidanka Booliska Hir shabeelle manaasabadii lagu furayay Taba...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho