Doorashada S/Land oo Berri Dhacaysa.
Doorashadii sadeexaad ee loogu tartamaayo kursiga ugu sareeya S/Land ayaa la filayaa in ay berri oo isniina ka dhacdo goboladda iyo deegaanada hoos yimaada S/land. Doorashadan oo ay ku loolamayaan...
Read moreDoorashadii sadeexaad ee loogu tartamaayo kursiga ugu sareeya S/Land ayaa la filayaa in ay berri oo isniina ka dhacdo goboladda iyo deegaanada hoos yimaada S/land. Doorashadan oo ay ku loolamayaan...
Read moreIyadoo muddooyinkii ugu dambeyeey ay jirtay cabsi laga qabay in Alshabab ay weeraro ka geystaan dalka Kenya,ayaa waxaa soo baxaya digniino horleh waxaana jira lacago la duldhigay madax horjooge Shabaab...
Read moreWar qoraal ah oo laga soo saarey xarunta taliska Ciidamada Militariga Mareykanka ee Africa u qaabilsan ayaa lagu faah faahiyay in Duqaynta Habeenkii Jimcaha ahaa laga fuliyay Gobolka Jubadda Hoose...
Read moreWaxaa magaalada Muqdisho ka soconaya shir ay hogaaminayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo shalay Muqdisho Furtay Shir looga hadlayey dhisiadda Golaha Deegaanka ayna ka qeyb galeen Wasiiradda Arriamaha Gudaha...
Read moreBur burkii Dalka ku dhacay Waxii ka dambeeyay Sanadkii 1991 oo ay meesha ka baxday Dowladdii dhexe ee uu majaraha u hayay Generaal Maxamed Siyaad Barre ayaa meesha waxaa ka...
Read moreXukuumadda Pyongyang ayaa waxa ay soo saartay jawaabtii ugu horraysay ee ay ka bixisay booqashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku marayo qaaradda Aasiya,gaar ahaan wadamada xulufada la ah Mareykanka....
Read moreWasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed a6yaa beeniyay Wararka sheegaya in Amni daro ka jirto Garoonka...
Read moreWararka ka imaanaya Degaanka Basra ee Gobolka Shabellaha Dhexe una dhexeeya Degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala tirsan labada Shabeele ayaa sheegaya in Diyaarad dagaal oo nuuca aan duuliyaha...
Read moreDalkaan dhib badan ayuu soo maray 27-kii sano ee la soo dhaafay, kaasoo gaarsiiyay meesha uu hadda taagan yahay, waxaana taagan nahay in Dalkeenu uu ka liito Wadamada Qaaradda Afrika...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho