Dhageyso: Wasaaradda Waxbarashada XFS oo heshiis la gashay Wasaaradda Waxbarashada Bagistaan
Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan oo wareysi gaara siiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay heshiis waxbarasho la galeen...
Read more