Munaasabada Daahfurka Masharuucan Ku saabsan Biyo dhaaminta iyo Rasharin Gaarsiinta Dadka ay abaaruhu Saameyeen ayaa Waxaa Ka soo qeybgaley Wasiirada Wasaarada Biyaha iyo Beeraha . Wakiilo Kakala socoday Hay adaha...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada aan walaalanahay ee Turkiga. Mudane Xasan Cali Kheyre waxaa safarkiisa...
Read moreQaraxii Ka dhacay magaalada Muqdisho ee ugu dhimashada badnaa inta taariikhda la xusuusan yahay, waxa uu ahaa kii ka dhacay 14-ka oktoobar meesha loo yaqaan isgooyska Zope,kaas oo galaaftay in...
Read moreShirkan oo ay isugu yimaadaan Maxkamdaha Sare ee Wadamada ku jira jamacda carabta oo sanadkii mar laqabto ayaa waxaa sanadkaan lagu qabtay Dalka muritaaniya Caasimadiisa Nwaakshood. Soomaaliya waxaa uga qayb...
Read moreWararka ka Imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Bakool ayaa la wareegay deegaano ka tirsan Gobolkaasi. Guddoomiye ku Xigeenka Maamulka Gobolka Bakool...
Read moreDalka Kenya waxaa kataagan jahwareer siyaasadeed,iyadoo Maxkamadda ugu sarreysa dalkaasina lagu wado inay maanta go’aan ka soo saarto in ay qabsoomi karto iyo in kale doorashada madaxtinnimada ee ku celiska...
Read moreMagaalada Garoowe ayaa waxaa maanta ka furmaya kulanka 40-aad ee kalfadhiga Baarlamaanka Puntland kaasi oo ay ka qeybgalayaan Guddoomiyaasha labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya. Qaban qaabo ku aadan...
Read moreiyada oo ay jiraan Daruufa nolashada ay sababtay abaarti ka dhacday dalka ayaa waxaa dadka ku nool kaamamka deleedka magaalada muqdisho heyso nolol liidata dhanica kale waxaa bar bar socdo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho