Madaxweyne farmaajo “Waxaa lagu xantaa ciidanka xoogga dalka, markaan la sheekaystay cidkasta, in aad tihiin geesiyaal sooma-jeestayaal ah”-Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho. Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa halkaas salaan...
Read more