Guddoomiyaha gobolka oo dhagax dhigay waddo muhiim ah-Sawirro
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa casimadda Muqdisho mudane Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay waddada Janaraal Daa'uud ee isku xirta Daljirka daahsoon iyo Baar Ayaan ee waddada 30-ka. Guddoomiyaha...
Read more