Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Magaalada Jowhar
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle. Wasiirka ayaa ka qeyb galaya shir lagu heshiisiinayo...
Read more











