Danjiraha Swedan iyo agaasimaha HSJ oo ka wada hadlay aqoonsiga basaboorka Soomaaliya
Danjiraha dowladda Swedan ee Soomaaliya, Mikael Lindvall, ayaa kulan la yeeshay agaasimaha guud ee hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Soomaaliya gaashaanle sare Maxamed Aadan Jimcaale Koofi. Kulanka labada mas'uul oo...
Read more











