Hay’adda tirakoobka Qaranka oo soo saartay warbixin ku aaddan wax soo saarka gudaha ee 2022-kii
Hay’adda tirakoobka Qaranka, ayaa waxay soo bandigtay Warbixin ku saabsan wax soo soo saarka gudaha ee sanadkii 2022-kii, taas oo lagu saleeyey habka kharashka. Warbixintu waxay muujinaysaa heerka kobaca dhaqaalaha...
Read more