Qaxwadu ama Bunka waxay ka hortagtaa dhibaatada wadna xanuunka.
Qaar ka mid ah bulshada ayaa u arka Bunka ama qaxwadu inay ka mid tahay caado dhaqameedka aan laga maarmin, halka kuwo kalena ay u arkaan caado xun oo caafimaadka...
Read moreQaar ka mid ah bulshada ayaa u arka Bunka ama qaxwadu inay ka mid tahay caado dhaqameedka aan laga maarmin, halka kuwo kalena ay u arkaan caado xun oo caafimaadka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxweynaha ayaa sheegay in waddanku...
Read moreKulanka Khamiislaha ahaa ee golaha xukuumada Jubbaland oo uu maanta shir gudoomiyay madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin hindiso sharciyeedkii...
Read moreWararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay meel ku dhow saldhid boolice oo ku yaala magaalada ELAZIG ee briga dalkaasi. Baraha bulshada ayaa la...
Read moreMadaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay hay'adaha Qaramada Midoobey ee fadhigoodu yahay Garowe, kuwaas oo dawladda kala shaqeeya arrimaha aadanaha iyo...
Read moreMadaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo taliyaha ciidadamada booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kormeer ku tagay saldhiga ciidamada booliska Jubbaland...
Read moreCiidanka xoogga dalka Soomaliyeed, gaar ahaan Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Sunguuni ee gobolka Jubadda dhexe, waxayna ku burburiyeen saldhig Al Shabaab iyo isbaaro ay ku qaadi jireen...
Read moreMunaasabad lagu sagootinyay danirihii dowladda Jabuuti u fadhiyay Soomaaliya oo uu ka qeyb galay Rai’salwasaaraha Soomaaliya inta badan golaha wasiirada xukuumada Soomaaliy, xeer ilaayiha guud qaranka, xildhibaano,taliyayaal ciidan iyo safiiro...
Read moreSoomaaliya ayaa mudateysatay in ay hey’adda IMF iyo kuwo kale ee caalamka oo amaahda bixiya ay tageeraan, kadib markii isbedel lagu sameeyay hanaanka maaliyadda dalka isla markaana la sameeyay mashaariic...
Read moreDeeqdan ka timid dowladda Ethiopia ayaa waxaa iskugu jirtay raashinka noocyadiisa kala duwan, waxaana loogu talo galay dadkii ay saameeyeen fatahaadii dhawaan ku dhufatay magaalada Beledweyne. Jamaaludiin Mustaf Cumar oo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho