Daawo sawirada soo dhaweynta ciyaartoyda wadanka Iceland
Tobanaan kun oo kamid ah dadka wadan Iceland ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Reykjavík si ay u soo dhoweeyaan xulka qaranka ee kubadda cagta oo ka...
Read moreTobanaan kun oo kamid ah dadka wadan Iceland ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Reykjavík si ay u soo dhoweeyaan xulka qaranka ee kubadda cagta oo ka...
Read moreKulankan oo lagu taageerayay go’aankii dowladda Mareykanka ay uga qaaday xayiraadii dhaqaale oo muddo 15 sano ah saarneyd ganacsade Sheekh Axmed Nuur Cali Jimcaale ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala...
Read moreMarka aad fiiriso sawirada Maxaad ka fahmaysaa? aan kuu sii jilciyee haddana see loo gooyaa ama loo gudbaa Waddo marka aad rabto inaad ka talaawda ama aad gudubto adigoo lugaynaya?...
Read moreTartankan oo la qabto bisha barakeysan ee Ramadaan ee sanad walba oo ay soo qabqabaayaan hay’adda culumada Al Bayaan ee K/Afrika ayaa ahaa kii afraad waxaana lagu qabtay magaalada...
Read moreWasiirka caafimaadka xukuumada Soomaaliya Maxamed Xaaji C/nuur ( Madeer) oo dhawaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay xilka wasiirka caafimaadka ayaa maanta kulan la yeeshay howl wadeenada wasaaradda iyo xubno ka...
Read moreCiidanka XDS Iyo kuwa booliiska gaarka ah ee dowladda goboleedka koofur galbeed Soomaaliya ayaa la wareegay deegaano dhowr ah oo ka wada tirsan gobolka Baay kadib markii ciidamada wadajir ka...
Read moreMaxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa ku baaqday in maanta oo Isniin ah, kuna began 29ka bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1437 Hijriyada, la fiiriyo bilashada Bisha Shawaal. Warkan ayaa laga...
Read moreAqalka dowlada hoose ee Xamar ayaa lagu soo gabagabeeyay tartan qor’aan akhris ah oo maalmahan socday kaas oo lagu maamuusaayay bisha barakeysan ee Ramadanka ayaa waxaa loo qabtay arday ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey duddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa. Guddigan...
Read moreMadaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta tababar u furay boolis cusub oo ay yeelan doonto dowlad Goboleedka Galmudug boolsikaan oo tiradoodu tahay 400 oo askari...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho