Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar u soo xiray lix sarkaal oo ka tirsan taliska guud ee ciidanka xooga dalka oo mudo bil ah...
Read moreHorjooge sare oo ka tirsan maleeshiyaadka ayaa la diley isaga iyo 10 kale oo kamid ah kooxda Alshabab kadib markii diyaaradaha dalka Kenya ay duqeeyeen goobo maleeshiyaadkaasi ay ku dhuumalaysanayeen...
Read moreCiyaatowda xulka qaranka 11 sano jirada ee Soomaaliya oo dalka Qatar ugu qeybgalay tartanka kubadda cagta ee dugsiyada wadamada Jaamacadda Carabta oo manata ku soo laabtay dalka ayaa waxaa garoonka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Ankara, kaas o ay ku dhinteen...
Read moreMadaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa wefdigiisa waxaa kamid...
Read moreHowlgalkan, oo xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hilwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa fuliyay ciidanka hey’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA. Goobaha howlagalada ay...
Read moreDadka reer Uganda ayaa bilaabay saaka in ay u dareeraan goobaha ay yaaliin sanaadiiqda doorashooyinka madaxtinimada ah ee dalkaasi, iyadoo madaxweynaha hadda talada haya Yoweri Museveni uu raadinayo xilli kale ...
Read moreMunich, 12 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka, isagoo ka qeybgalaya...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho