War Saxaafadeed – Galmudug oo canbaareysay tagista Jawaari ee Dhuusamareeb
Warsaxaafaddeed ka soo baxay dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu canbaareeye Safarka Guddomiyaha Baarlamaanka uu ku tegay Magaalada Duusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, Halkaan hoose ka akhri Warsaxaafadeedka. War Saxaafadeed...
Read more