Howlgalo ammaanka lagu adkeynayo oo laga sameeyay Afgooye
Howlgalkan oo 24 saac, ee la soo dhaafay ciidanka nabad sugida Soomaaliya ay ka samaayeen xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku soo qab...
Read moreHowlgalkan oo 24 saac, ee la soo dhaafay ciidanka nabad sugida Soomaaliya ay ka samaayeen xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku soo qab...
Read moreWefdig uu hogaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uuna kamid yahay wefdigiisa guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka ayaa goor dhoweyd waxaa ay ka degeen garoonka...
Read moreDadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Jarmalka ayaa lagu soo waramayaa in ay dibad baxyo ka dhigeen magaalooyinka wadankaasi, kadib markii xukuumadda dalka Jarmalka ay Soomaalida u sheegtay in...
Read moreWasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya mudane C/raxmaan Sate ayaa xariga ka jaray xarun looga talagalay dhalinyarada ku nool gobolka Baay, xarunta ayaa waxaa...
Read moreWasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu faahfaahin ka...
Read moreKu dhowaad 200 oo shaqaale oo intooda badan ay Soomaali yihiin, ayaa shaqooyinkooda ka ceyrisay shirkad hilibka soo saarta oo ku taala gobolka Colorado ee dalka Mareykanka kadib markii ay...
Read moreXarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado waxaa caawa ka dhacay shirkii caadiga ahaa ee Khamiis walba yeelan jireen Golaha Wasiirada dowlada goboleedka Galmudug waxaana kulankaan shir guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho