Ra’iisul wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa maanta oo Jimcaha waxaa booqasho lama filaan ah ku tagay dalka dariska la ah ee Pakistan, isagoo la filayo in uu kulan la...
Read moreWasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee xukuumadda Soomaaliya mudane C/naasir Gaarane oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa maalin Jimcaha ayaa faah...
Read moreXubna ka socday wasaaradda Beeraha iyo wakiilo ka kala socday maamul gobaleedyada dalka ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay ku kulan sanaa magaaladda Muqdisho kaasi ay ku diyaarinyeen qaab...
Read moreMunaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga oo muddo sanad ah uga socday dalka Suudaan ayaa lagu qabtay magaalada Khartuum ee dalka Suudaan. Saraakiisha tababarka loo soo...
Read moreIyadoo lagu guda jiro munaasabadaha loogu dabaal dagayo dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa uu sheegay in maalinta uu dhashay nabigeena Muxamed NNKH ay noqon doono maalin...
Read moreWararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka lagu wado in dib loo furo goobihii ganacsi ee ku yiiley xaafadda howl wadaag ee magaalada...
Read moreMunaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma ee magaakada Tromsø ee Woqooyiga Norway. Munaasabaddan oo ay soo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho