Madaxweynaha oo furi doona kalfadhiga 7 ee golaha shacabka
Kalfadhiga todobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta golaha shacabaka,furitaanka ayaa waxaa ka qeybagalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,...
Read more