Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar...
Read more