Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degmada Ruun Nirgood ee Gobolka Shabeellaha dhexe
Ciidamada xoogga dalka iyo xoogagga dadweynaha ayaa maanta oo Khamiis ah kala wareegay Khawaarijta Al shabaab Gacan ku heynta degmada Ruun nirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda...
Read more